Mid ka mid ah difaacayaasha xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Nederlands [Sawirro]

Kulan isu xog-waramid iyo kala war-qaadasho ah ayaa Magaalada Amsterdam ee dalka Nerderlands ku dhexmaray Axmed Maxamed Cali (Kiimiko) oo ah garyaqaan xuquuqda aadanaha Soomaaliya muddo dheerna ka mid ahaa difaacayaasha xuquuqda aadanaha Soomaaliya iyo hormuudka jaaliyada Soomaalida dalka Nederlands, waxaanna kulanka soo qabanqaabiyey guddoomiyaha ururka SPA Xassan Weheliye. Dr. Cali Waare oo madax ka … Continue reading Mid ka mid ah difaacayaasha xuquuqda aadanaha Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Nederlands [Sawirro]